
Saturday, October 9, 2010
Tuesday, March 18, 2008
Sunday, July 15, 2007
Sunday, December 10, 2006
Saturday, December 9, 2006
Friday, December 8, 2006



NAADIGA AL QUDUS waa naadi kubada cagta ah oo ka dhisan degmada hodan xaafada KPP ama kaasa pol polare. Naadiga waxaa dhisay dhalinyaro iskood isku xilqaamay oo is abaabulay.
naadiga waxaa la aasaasay sanadkii 1991. aasaasayaashii abaabulay waxaa ka mid ahaa C/xamiid, Qataatoow, Ciilaaye, Cabdalla, Muqtaar, funaanada uu naadiga ku ciyaaro waa JVC jaale orginal ah. naadiga waxa uu ka qayb qaatay ilaa 16 koob 5 ka mid ahna waa ay qaadeen.ciyaartooyda ugu caansan kooxka waxaa ka mid ah ISMAACIIL AXMED SHEIKH (ciilaaye). oo hada ku nool wadanka SWEDEN. ciilaaye waxa uu ka tirsanyahay naadi swedish ah oo la yiraahdo LYSEKIL FOOTBAL FĂ–RENING ( LFF)
Subscribe to:
Posts (Atom)











